Home Wararka Maanta Norway Meydka Labo Qof oo laga helay Magalaada Skien

Norway Meydka Labo Qof oo laga helay Magalaada Skien

0

Laba qof ayaa meydkooda laga helay guri dabaq ah oo ku yaala Skien. Booliska ayaa sheegay isagoo intaasi ku daray in dhacdada la baarayo

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay booliska degmada Koonfur-Bari, labada qof ayaa la helay 12.30 maanta oo Khamiis ah.

-Boolisku waxa ay bilaabeen baadhitaan ay ku caddaynayaan duruufaha ku xeeran dhimashada. Dhammaan qaraabada weli lama ogeysiin, bilaysku sida uu sheegay.

Dhibaatooyin ka dhasha dhanka Faamilada ayaa mararka qaar ka dhaca xaafada taasi oo keenta in dhimasho ka dhalato.

Xubno ka Tirsan Kooxda Shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa daraawiishta Jubaland ay iska kaashadeen howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al shabaab. Howlgalkaan ayaa ka

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Ad
Previous articleWiil Soomaali ah oo Dad ku laayay Dalka Jarmalka Oo Gacanta Lagu Dhigay
Next articleSweden oo Macalimiin Ciidan u dirtay Askarta Ukraine