Home Wararka Caalamka Ninkii Toogtay Trump oo lagu Tilmaamay Mod Ixtiraam iyo Aamusnaan Badnaa

Ninkii Toogtay Trump oo lagu Tilmaamay Mod Ixtiraam iyo Aamusnaan Badnaa

0

Weli wax badan kama naqaano ninka toogashada ka dambeeyay, Thomas Matthew Crooks oo 20 jir ah.

Crooks, oo isla goobta lagu toogtay, ayaa caawiyo ka ahaa goob cunada lagu kariyo meel u dhow magaalada uu ka soo jeedo ee Pennsylvania, halkaas oo uu dugsiga sare kaga baxay sannadkii 2022-kii.

Asxaabtiisa iyo macalimiintiisa ayaa ku tilmaamay mid ixtiraam badan oo aamusan – iyadoo la taliyaha iskuulka uu u sheegay Reuters inuusan waligiis ogaan Crooks inuu yahay mid siyaasadda daneeya.

Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warantay inuu ahaa Jamhuuri diiwaan gashan, iyaga oo soo xiganaya diiwaanka codbixiyayaasha gobolka, laakiin sidoo kale waxaa la sheegay inuu $15 ugu deeqay kooxda ololaha xorta ah ee ActBlue sanadka 2021.

FBI-da ayaa sheegtay Axadii in aysan wax erayo ama qoraalo hanjabaad ah ka helin baraha bulshada ee Crooks, sidoo kalena aysan helin wax taariikh ah oo la xiriira arrimaha caafimaadka dhimirka. Waxay sheegeen in ay rumaysan yihiin in qoriga loo adeegsaday – uu yahay nooca AR-ga ah ee 556-ka ah uu si sharci ah u iibsaday aabihiisaday.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleMadaxwaynaha cusub ee Iran oo shaaciyay hadal ka farxiyay madaxda Xamas
Next articleDagaal Ka Dhacay Duleedka Caabudwaaq oo Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay