Home Wararka Maanta Ninka Muslimka ah ee isaga oo sooman maalin walba ordaya 10...

Ninka Muslimka ah ee isaga oo sooman maalin walba ordaya 10 km

0

Kuweenna sooman waxaa ku adag inay ordaan – iyaga oo si dhab ah u dareemaya oonka iyo gaajada – waase kaabad ay ka gudbeen dad badan Faizal Momoniat.

Kaashiga shucuur iyo hal-adeyg ayuu Faizal mar kale ku doonayaa inuu ku labanlaabo fogaantii shanta kilomitir ahayd oo uu ordayay maalin walba sannadkii hore intii lagu jiray bisha Soonqaad. Wuxuuna soo ururiyay adduun dhan £3,000, sida ay kusoo warrantay Lancashire Telegraph.

Sannadkan wuxuu doonayaa inuu ordo 10 kilomitir maalin walba isaga oo sooman. Wuxuuna taasi kasii kordhin doonaa dakhliga usoo xerooday sannadkii hore £3,000 oo dheeri ah oo ka dhigan £6,000.

“Ma sahlana waxayna iiga baahan tahay howl adag iyo halgan joogto ah,” ayuu yiri.

Ad
Previous articleMagaalada Khartuum oo Xabad joojin ku meel Gaar ah looga Dhawaaqay
Next articleQaramada Midoobay oo Hadal Quus ah kasoo Saartay Dagaalka Ka Socda Suudaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here