Nin ku hubaysnaa Bastoolad ayaa Dilay Nabadoonkii beesha Gaaljecel Nabadon Muuse Haaruun Aadan (Muse maquni )& waardiyihiisii oo lagu magacaabi jiray Nuur dheere Dilkaan ayaana Ka Dhacay Degmada Dayniile.
Balse Waardiyaha Oo Dagaalamay ayaa Sababay inuu Asna Dhaawac Gaarsiiyo ninkii Alshabaabka ahaa ee Soo Weeraray intaas kadib Wardiyaha iyo Nabadoonka ayaana ku Geeriyooday Goobta.
Ninkii Dilka gaystay oo ka Tirsanaa Alshabaab ayaana Asagoo dhaawac ah ku Baxsaday Mooto Bajaaj kadibna Bajaajtii ayaa Ku dhex tuuurtay meel Dad joogaa asagoo aan wadan Wax Hub ah.
Bajaajtii ayaana Ka Baxsatay Goobta ay ku Tuurtay Ninkaan Dhaawac ahaa Dadkii ku sugnaa Goobta ayaana Wacay ciidamada amaanka Si loo Qaado Qofkaan dhaawac ah Balse Ciidamadaan oo Haayay Xogata Dilka ayaa ugu Danbayn Soo Qaaday Alshabaabkii dhawac ahaa ee Dilay Nabadoonka Iyo Waardiyihiisa.
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray
Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis
Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad