Home Wararka Maanta Muxuu Xasan shiikh kala Hadlay Dhigisa Dalka Eriteriya Isaias Afwerki?

Muxuu Xasan shiikh kala Hadlay Dhigisa Dalka Eriteriya Isaias Afwerki?

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.

Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dalka Eriteriya Mudane Isaias Afwerki dadaallada dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka kooxaha Khawaarijta.

Kulanka kadib labada Madaxweyne ayaa socod ku soo maray goobaha dadweynaha ku caweeyaan ee magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eriteriya.

Ad
Previous articleDawladda Soomaaliya oo soo dhoweysay go’aanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Soo Saartay
Next articleHoggaamiyaha Senate-ka oo Yuhuudi ah oo ka soo horjeestay Netanyahu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here