Home Wararka Maanta Muuse Biixi oo Sheegay inta Soomaalind laga Aqoonsanaayo aysan Xamar Dagi Doonin

Muuse Biixi oo Sheegay inta Soomaalind laga Aqoonsanaayo aysan Xamar Dagi Doonin

0

Madaxweynaha Somaliland ayaa daganaansho la’aanta xagga amniga ah ee ka jirta Soomaaliya, oo ay geysanayaan kooxaha Argagixiso, la xariiriyey qadiyada ku saabsan Somaliland in la aqoonsado, wuxuuna sheegay in nabaddu imaanayso iyadoo la aqbalo damaca maamulkiisa.

“Soomaaliya saldhiga mayso, ilaa Somaliland ay kala baxaan, Xamar saldhigi mayso, Kismaayo saldhigi mayso, waayo waa geedi gurac loo raray, ilaa la kala baxo, taasna qolada Koonfurtu waa ka war-wareegayaan” Madaxweynaha Somaliland ayaa sidaas sheegay maanta.

Waa markii 1aad, ee Madaxweyne Somaliland ku dhiirado in uu sheego warka balaaran, kaas oo xoojinaya warar horey loo sheegay oo ku saabsan qadiyadan.

Ad
Previous articleMaxaa ka jira in xilka qaadista Cali Jeyte Cismaan lagu bixiyey laba Milyan oo Dollar?
Next articleShil ka dhacay wadada Tareenka ee isku xirta Itoobiya iyo Jabuuti oo ay dad ku dhinteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here