Home Wararka Maanta Muuse biixi oo madaxweyne Farmaajo iyo P.M Rooble u Mahad Celiyay

Muuse biixi oo madaxweyne Farmaajo iyo P.M Rooble u Mahad Celiyay

0

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa madaxweyne Farmaajo uga mahadceliyay soo wicitaankiisa iyo dareenka murugada leh uu u muujiyay markii uu dabku qabsaday Suuqa hargeysa

Madaxaweynaha JSL waxa uu sidoo kale u mahad-celinayaa Madaxweynaha Soomaaliya, mudane Farmaajo oo khadka telefoonka ka soo tacsiyeeyay shacabka Somaliland” ayaa lagu yiri qoraal la soo dhigay barta Twitterka ee Madaxtooyada Somaliand.

Sidoo kale, Muuse Biixi ayaa fariin mahad celin u soo diray RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi waxa uu u mahad-celinayaa Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Mohamed Hussein Roble oo khadka telefoonka uga tacsiyeeyey Shacabka Somaliland dhibkii soo gaaray Suuqa Hargeysa Waxa uu sidoo kale Madaxweynuhu bogaadinayaa Shacabka Soomaaliya oo ka xumaaday khasaarihii gaaray  Suuqa Hargeysa” ayaa sidoo kale la soo dhigay barta Twitterka ee maaxtooyada JSL.

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoono Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay
Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo Ku amartay Dowlada Soomaliya inay Joojiso Xukunada Dilalka ah
Next articleLix Qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka