Home Wararka Maanta Musharixii u Horeeyey inuu U tartamaaya Gudoomiye Kuxigeenka Koowad ee Golaha Shacabka...

Musharixii u Horeeyey inuu U tartamaaya Gudoomiye Kuxigeenka Koowad ee Golaha Shacabka oo isisoo Sharaxay

0

Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caananug) Musharaxii u horreeyay ee si rasmi ugu dhawaaqa Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka.

Xildhibaan Caananug oo ka mid ahaa Xildhibaannada laga soo doortay Jubbaland ayaa la rumeysan yahay inuu noqon doono mid ka mid ah Musharaxiinta ugu miisaanka culus ee u tartamaya xilka Guddoomiye kuxigeenka 1aad.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Ukrain oo iska Diiday Dalab uga Yimid Madaxweynaha Maraykanka
Next article11 kursi oo ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka oo La Shaaciyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here