Home Wararka Maanta Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursigii Mahad salaad iyo Cida kusoo Baxaysa oo...

Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursigii Mahad salaad iyo Cida kusoo Baxaysa oo lasii ogyahay (Sawirro)

0

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu qabanayaa doorashada kursiga HOP147 uu horey ugu fadhiyay taliyaha hay’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad.

Doorashada kursigan oo loo xiray musharax gaar ah waxaa ilaa hadda isku diiwaangeliyay labo musharax oo kala ah Aamina Tahliil Warsame iyo sidoo kale musharax Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim.

Sida aan xogta ku helnay kursigan oo doorashadiisa tahay mid xiran waa loo qorsheeyay oo madaxtooyada Soomaaliya iyo taliyaha NISA Mahad Salaad u wataan musharaxa Ilyaas Sheekh Axmed Ibraahim oo la hubo in uu kusoo baxayo.

Siyaasiyiin dhoor ah oo damac ka galay kursigan ayaa isaga tanaasulay doorashada ,kaddib markii lagu wargaliyay in doorashada tahay mid xiran oo loogu tala galay in uu kusoo baxo musharaxa ay wataan kooxda talada dalka heysa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWasiirada Gaashaandhigga Iyo Taliyaasha Ciidamada ay ka Joogaan Soomaaliya Oo Shir Uga Furmay Muqdisho
Next articleFeeryahanka wacdaraha ka dhigay Kenya ee doortay in uu Soomaaliya ku matalo caalamka