Home Wararka Somaliya Galmudug Musharax Madaxweyne C/kariin Xuseen guuleed oo la kulmay Duqa Galkacyo (Sawiro)

Musharax Madaxweyne C/kariin Xuseen guuleed oo la kulmay Duqa Galkacyo (Sawiro)

0

Murashax Madaxweyne Mudane Abdikarim Hussein Guled ahna Guddoomiyaha XISBIGA SAHAN ayaa maanta hooygiisa ku qaabilay Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Abdirahman Shiekh Hassan.

Murashax Guled ayaa Duqa Gaalkacyo ku boggaadiyay shaqada culus ee uu deegaanka ka haayo, waxaan uu u ballan qaaday in uu si buuxda u garab istaagi doono, kalana shaqeyn doono hormarinta Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa looga Hadlay arima ay ka mid yihiin Horumarada Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug waxaana labada dhinac ay isla so qaadeen sidii Looga shaqeyn lahaa Horumarada Deegaanada Galmudug.

Ad
Previous articleFaah Faahin laga helayo Dil ka dhacay Muqdisho iyo Alshabaab oo sheegtay Masuuliyada dilkaas
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo isku shaandheen Ku sameeyay Golaha Wasiiradda Galmudug (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here