Home Wararka Maanta Mucaradka Kenya iyo dowlada oo wadahadal bilaabay

Mucaradka Kenya iyo dowlada oo wadahadal bilaabay

0

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa sameeyay kooxo farsamo oo maamula wadahadalo lagu doonayo in lagu xaliyo ismariwaagii mudada dheer socday ee sababay mudaaharaadyo ay dad ku dhinteen bilihii lasoo dhaafay.

Wakiilada labada dhinac ayaa Arbacadii kulan horudhac ah yeeshay si ay go’aan uga gaaraan qaabka loo marayo wada xaajoodka, kaasoo si rasmi ah u bilaaban doona 14ka Agoosto.

Kooxaha farsamada ee la magacaabay ayaa lagu wadaa inay caddeeyaan ajendaha wada xaajoodka.

Ad
Previous articleMaxaa ku dhacay ninkii Biden ugu hanjabay in uu maanta toogan doono?
Next articleJabahada Ka Dilaacday Soomaaliland oo Markale Afduub Gaysatay iyo Soomaaliland oo Si adag uga Hadashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here