Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa sameeyay kooxo farsamo oo maamula wadahadalo lagu doonayo in lagu xaliyo ismariwaagii mudada dheer socday ee sababay mudaaharaadyo ay dad ku dhinteen bilihii lasoo dhaafay.
Wakiilada labada dhinac ayaa Arbacadii kulan horudhac ah yeeshay si ay go’aan uga gaaraan qaabka loo marayo wada xaajoodka, kaasoo si rasmi ah u bilaaban doona 14ka Agoosto.
Kooxaha farsamada ee la magacaabay ayaa lagu wadaa inay caddeeyaan ajendaha wada xaajoodka.
Ad