Home Wararka Maanta Mucaaradka Kenya oo Markale Dib u Bilaabay Banaan Baxyo ka Dhan ah...

Mucaaradka Kenya oo Markale Dib u Bilaabay Banaan Baxyo ka Dhan ah Ruto

0

Isku dhacyo ayaa dhexmaray booliska iyo dibad-baxayaasha isbahaysiga mucaaradka Kenya kuwaasi oo maanta qeybo ka mid ah dalka Kenya ka dhigayay dibadbaxyo ay uga soo horjeedeen dowladda madaxweyne William Ruto.

Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya maanta waxaa inta badan yaraaday dhaq-dhaqaaqii ganacsiga iyo dadweynaha, waxaana la arkayay ciidamada booliska oo sunta dadka ka ilmaysiisa ku kala eryaya dibad-baxayaasha

Ad
Previous articleSomaliland oo war cusub kasoo saartay walaaca ay mucaaradka ka muujiyeen qorshaha xukuumadda ee kala horeynta doorashooyinka.
Next articleNin la tuhmayo in uu katirsan yahay kooxda Al Shabaab oo Muqdisho lagu qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here