Isku dhacyo ayaa dhexmaray booliska iyo dibad-baxayaasha isbahaysiga mucaaradka Kenya kuwaasi oo maanta qeybo ka mid ah dalka Kenya ka dhigayay dibadbaxyo ay uga soo horjeedeen dowladda madaxweyne William Ruto.
Magaalada Nairobi ee caasimada Kenya maanta waxaa inta badan yaraaday dhaq-dhaqaaqii ganacsiga iyo dadweynaha, waxaana la arkayay ciidamada booliska oo sunta dadka ka ilmaysiisa ku kala eryaya dibad-baxayaasha
Ad