Home Wararka Somaliya Galmudug Maayarka magaalada Gaalkacyo oo Maantay Kormeeray Xarumo Muhiim ah oo Kuyaala Gaalkacyo(Sawiro)

Maayarka magaalada Gaalkacyo oo Maantay Kormeeray Xarumo Muhiim ah oo Kuyaala Gaalkacyo(Sawiro)

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan Oo Uu wehliyo Gudomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug Axmed maxamed Shire qoodaar ayaa Maantay Kormeer indho indheyn ah ku tagay Xarunta Ururka Hawenka Gobolka Mudug.

Xaruntaan Oo Mudo dheer gacantooda ka maqneyd Ururka Hawenka Gobolka Mudug islamarkaana Dhawaan Laamaha Amniga kaso wareejiyey dad shakhsiyaad ah ayaa Waxaa ka muuqda bur bur aad U xoogan.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan ayaa ugu baaqay Hay’adaha Ka shaqeeya Degmada Gaalkacyo inay ka qeyb qaataan Dib u dayactirka xaruntaan Oo Muhiim U ah Urur weynaha Haweenka Gobolka Mudug.

 

Ad
Previous articleWararka ugu Danbeeyay Ruushka oo Qabsaday Magaalo Cusub, Duqeyn wali ku socota Kyiv
Next articleHooyo Gabadheeda Si arxan Dara ah ugu Dishay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here