Home Wararka Maanta Midowga Yurub (EU) oo Kenya u soo celiyay in ka badan 70...

Midowga Yurub (EU) oo Kenya u soo celiyay in ka badan 70 boqolkiiba Maaliyadda ciidamada la dagaallamaya Al-Shabaab

0

Midowga Yurub  iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa Kenya u soo celiyay in ka badan 70 boqolkiiba Maaliyadda ciidamada la dagaallamaya Al-Shabaab ee Soomaaliya, ka dib markii QM ay kordhisay ka bixista muddo shan bilood ah.

Hanti-dhowrka guud ee Kenya ayaa sheegay in ku dhawaad Sh1.85 bilyan ay ka heleen howlgalka Amisom, saddex bilood gudahood illaa Sebtembar, taasoo ka dhigan 74 boqolkiiba in ay helayaan miisaaniyad sanadeedka illaa bisha June 2022-ka.

Dhinaca kale, Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Soomaaliya iyo saaxiibadeeda inay ka shaqeeyaan sidii loo abuuri lahaa jawi siyaasadeed iyo amni oo wanaagsan oo doorasho loo dhan yahay lagu qaban karo.

Kenya ayaa Soomaaliya u dirtay 4,660 askari oo katirsan AMISOM, ka dib weerarro aan kala joogsi lahayn iyo afduubyo ay al-Shabaab u gaysteen dad rayid ah oo ku sugan dalkeeda.

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleWasiir ku xigeenka Gargaarka Soomaaliya oo xaqeejiyay in Wasaaradda laga buriyay 16 ruux oo shaqaale ah
Next articleCiidamada Boliiska Soomaaliya oo Muqdisho ka bilaabay Baacsiga Ganacsatada Qaadka Kenya