Midowga Musharraxiinta ayaa hadda shir ku leh Hotelka Jazeera ee Muqdisho, Shirkaan ayaa kusoo aaddaya xilli uu waddanka cagaha la galay jahwareer siyaasadeed oo aad u culus.
Saxaafadda in ay la hadlaan gabagabada kulanka ayaa suurta gal ah balse waxii xog ah ee kasoo kordha xogta arrimaha shirkaan halkaan isha ku haay
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad