Home Wararka Somaliya Midowga Musharaxiinta oo diiday Muddo Kordhin Beesha Caalamka ayayna Baaq udireen

Midowga Musharaxiinta oo diiday Muddo Kordhin Beesha Caalamka ayayna Baaq udireen

0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay maanta sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku Tilmaameen Sharci daro uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.

Sidoo kale Goluhu wuxuu ugu baaqayay Beesha caalamka in ay tillaab ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Ad
Previous articleWasiir Omaar oo iska casilay Xilkii Wasaarada Shaqada
Next articleMadaxweynaha Puntland siciid dani oo Maanta ka duulay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here