Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diidayaa muddo kororsiga ay maanta sameeyeen Golaha shacabka, waxayna ku Tilmaameen Sharci daro uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.
Sidoo kale Goluhu wuxuu ugu baaqayay Beesha caalamka in ay tillaab ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.
Ad