War-Saxaafadeed kasoo baxay ATMIS Aka AMISOM ayaa lagu sheegay in bandowga lagu soo rogay Xerada Xalane uusan ahayn mid dhibbaato ku ah hannaanka doorashada ee dalka.
Waxa ay sidoo kale sheegeen in dhaarrinta Xildhibaannada ay Xalane ka dhaceyso, sidoo kale- ay mar walba u taagaan yihiin xaqiijiinta amniga guud ee xeradaas.
War-Saxaafadeedkaan ayaa kusoo aaddaya xilli maanta ay shir yeesheen RW Rooble iyo wakiilo ka tirsan beesha Caalamka.
Ad