Home Wararka Somaliya Go’anka Madaxweyne Qoor Qoor ee Xiisada ka dhaxeysa Farmaajo iyo Rooble. (...

Go’anka Madaxweyne Qoor Qoor ee Xiisada ka dhaxeysa Farmaajo iyo Rooble. ( Xog Muhiim Ah)

0

Khilaaf xoogan ayaa ka dhaxeeya madaxda Dowlada Somaliya oo u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Raisal wasaare Rooble.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sida dhinacyada Maamulada ay arintaan ku wajahayaan.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaa sida cad aanan labada dhinac dhinac ku biirin isagoo dhex dhexaad ka ah.

Warar leesku haleen karo ay heshay Mudug24 ayaa sheegaya in Madaxweyne Qoor Qoor uu diiday in uu toos kaga soo horjeesto Rooble ama uu kasoo horjeesto Farmaajo.

Qoor Qoor ayaa labada dhinac u sheegay in uu doonayo inuu dhex dhexaad ka noqdo khilaafka jira.

Madaxweynaha Galmudug ayaa ah siyaasi kasoo dhex baxay garabka Farmaajo lakin waxa uu go’an saday inuu dhex dhexaad noqdo madama siyaasada ay tahay mid marba dhinac u dhaceysa.

Mudug24 Dhuusomareeb

Ad
Previous articleRooble oo ka hadlay hadii wax iska badaleen xiliga loo qabtay dhaarinta Xildhibaanada
Next articleMidowga Afrika oo ka hadlay Bandawga ay saareen Xerada Xalane iyo Garoonka diyaaradaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here