Home Wararka Maanta Midowga Afrika oo dalbaday in Soomaaliya Laga qaado cunaqabateen Hubka

Midowga Afrika oo dalbaday in Soomaaliya Laga qaado cunaqabateen Hubka

0

Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo nabadda ee Midowga Africa Cabdi Maxamud Haybe oo sheegay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabateynta hubka ee saaran

“Wadahadalladii aan la yeelanay Wakiilada Qaramada Midoobay & dhinacyada kale ee taageera Ciidanka Midowga Afrika u sheegnay in ay taageero hub ay siiyaan Ciidamada Soomaaiya & kuwa Midowga Afrika”

Mudooyinkii la Soo dhaafay ayay masuuliyiin ka socda Midowga Afrika waxay ku sugnaayeen Soomaaliya waxayna Qiimeyn ku sameeyeen Heerka Amni ee Soomaaliya

Ad
Previous articleCIA-da Mareykanka oo war ka soo saartay xanuunka cansarka ah ee la sheegay in Putin uu ku dhacay
Next articleWarbaahinta Mudug24 oo Heshay xog iyo Macluumaad ku saabsan Saraakiisha Lagu badalo doono Odawaa iyo Biixi (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here