Maxamed Ibrahim Cali ( mahamed Ajib ) oo u sharaxan kursiga #Hop064 ayay u yeertay maxkamada Gobolka Galgaduud oo ay ka taalo dacwo madani ah.
Musharaxa oo ay soo dacweesteen ganacsato ay shuraako ku yihiin xarun ganacsi, isla markaana ku eedeysan in uu ka baxey heshiiskii ay wada galeen ganacsatada soo eedeysay ayaa dacwadooda la qaadi doonaa dhawaan.
Ad