Home Wararka Maanta Meydka ABDIRASHID ADAN KASIM oo ugu Danbayn la Helay

Meydka ABDIRASHID ADAN KASIM oo ugu Danbayn la Helay

0

Meydka Muwaadin Soomaali Ah Oo Xarig Uu qoorta uga xiranyahay ayaa laga helay dhismo ku yaala deegaanka WALMER Ee Hoostagta magalada port Elizabeth ee dalka koonfur Afrika

Allah ha u naxariistee Muwaadinka ayaa lagu magacaabi jiray ABDIRASHID ADAN KASIM oo da,diisu lagu qiyaasay 37 jir

Xubno kamid ah jaaliyadda Soomaalida oo aan la hadalnay waxay inoo xaqiijinayaan in meydka Muwaadinka ee laga dhax helay guri cusub oo dhismo uu ka socday islamarkaane loo badinayo in uu is daldalay isago adeegaanaya xarig uu qoorta ku xirtay

Faah faahin kale laga ma helin in Muwaadinka la dilay iyo in uu isaga bafta is dhaafiyay xili

Muqaalo laga soo duubay ayaa muujinaya meydka Muwaadinka oo xarig dheer qoorta ugu jiro

Ciidamo Boolis oo gaaray goobta laga helay meydka Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa baaraya.

 

Ad
Previous articleXubno cusub oo lagu kordhiyay shirka ka furmay Muqdisho iyo xogtii u dambeysay
Next articleRaila Odinga oo ku dhawaaqay in la joojiyay isu soo baxyadii galabta ee Kamukunji kadib Markiii…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here