Home Wararka Maanta Meesha Laga Dhisaayo Dekeda Hoyo oo laisku Raacay iyo Qoor Qoor oo...

Meesha Laga Dhisaayo Dekeda Hoyo oo laisku Raacay iyo Qoor Qoor oo Amar Bixiyay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhibaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, ganacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda.

Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in dhulka ay Dekaddu u baahantahay aan la deegaameyn karin, wuxuuna faray ha’adaha amniga iney la shaqeeyaan guddiga loo xilsaaray dhismaha Dekadda Hobyo.

Ad
Previous articleMaxamed Cabdi Waare oo xil sare looga magacaabay Urur Goboleedka IGAD
Next articleMaraykanka: Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here