Home Wararka Maanta Maxkamada Racfaanka Oo Mar Kale Dhageysaneyso Kiiska Dilka Ee Loo Heysto Sayid...

Maxkamada Racfaanka Oo Mar Kale Dhageysaneyso Kiiska Dilka Ee Loo Heysto Sayid Cal

0

Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa todobaadyo ka hor la horkeenay eedeysanaha kadib markii uu rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir.

lama oga go,aanka ay qaadan Doonto maxakamada racfaan Xili wali Qoyyska Marxuum luul ku adkaysanayaan in loo toogto sayid cali kuwaa oo diiday inay diya qaataan

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Hoobiye kusoo dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Next articleXamaas Iyo Israail Oo Heshiis Xabadjoojin Ku Gaaraya Qaahira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here