Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun Dil ah ku Riday Guled Xamse Maxamed iyo Cabdiweli Jaamac Xersi, waxa ay sidoo kale Sedax Sano oo Xabsi Ciidan ah ku Xukuntay Maxamed Isxaaq Guuleed.
Labada Hore Ee lagu xukumay Dilka ayay Maxkamadda ku heshay in si Bareer ah ay ugu Dileen Marxuumiin Beeraley ah Bariire oo Shabeellada Hoose ka tirsan 11-kii June Sanadkan.
Marxuumiinta la Dilay ayaa kala ahaa Maxamed Cabdiladiif Jiir & Cabdi Xasan Macalim Isxaaq.
Ad