Home Wararka Maanta Maxay tahay sababta uu ninkan xaaskiisa uga tuuray buur

Maxay tahay sababta uu ninkan xaaskiisa uga tuuray buur

0

Hooyada dhashay haweenay Muslimad ah oo u dhalatay dalka Ingiriiska oo ninkeedu dilay markii uu ka turay buur ku taal Scotland ayaa tiri, “Ninku waa qof xaasid ah oo aan isku kalsoonayn”.

Fouzia Javed waxaa dilay ninkeeda, Kashif, Edinburgh sanadkii 2021.

Hooyadan oo lagu magacaabo Yasmine, ayaa wareysigeedii ugu horeeyay ee ay siisay barnaamijka Newsnight ee BBC, ku sheegtay in ninkeeda Anwar Kashif uu u dulqaadan waayay madax banaanida ay haysato xaaskiisa.

Cod ay Fowsiya si qarsoodi ah u sameysay, ayaa muujinaya in ninkeeda u sheegaya inay joojiso u dhaqmidda sida dumarka Ingiriiska oo kale.

Ad
Previous articleCindy McCain oo caalamka u dirtay baaq ku saabsan Soomaaliya
Next articleSADEX qodob ka ogow maalqabeennada wadkooda ku iibsaday wax ka badan hal malyan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here