Home Wararka Maanta Maxakamadda ugu sarreysa ee Pakistan oo go’aan ka soo saartay xariga Cimraan...

Maxakamadda ugu sarreysa ee Pakistan oo go’aan ka soo saartay xariga Cimraan Khan

0

Maxakamadda ugu sareysa dalka Pakistaan ayaa go’aamisay in xariggii la xariiray edeymaha musuquqmaasuqa ee toddobaadkan lagula kacay Raysalwasaarihii hore ee pakistaan uu ahaa mid sharcoi darro ah.

Maxkamadda ayaa amartay in si degdeg ah loos ii daayo.

Qareennadiisa ayaa ku dooday in waxa ay maxakamadda Islamabad u cuskatay xarigiisa ay ahaayeen kuwa aan sharci ahayn.

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay 2,000 oo kalena way ku dhaawacmeen dibadbaxyo rabshada wata oo dalka ka dhacayey tan iyo intii la hayey.

Xarigga Talaadadii ayaa kor u qaaday xiisadda ka dhaxaysa isaga iyo milatariga dalkaas.

Ad
Previous articleWasiir Cawad oo Si wayn u dhaliilay Madaxda Dowlada Soomaaliya iyo Madaxda Puntland
Next articleWasiirka Amniga iyo Wasiiro kale oo Gaaray Suuqa Bakaaraha Xili amaanka Muqdisho Soo Hagaagaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here