Home Wararka Maanta Maxaabiis caawa ka Baxsaday xabsiga Guriceel

Maxaabiis caawa ka Baxsaday xabsiga Guriceel

0

Saldhiga Degmada Guriceel cawa Waxa ka baxsaday Ku dhawaad 10 maxaabiisa kuwas Oo u Xirnaay dambiyo kala duwan.

 

Ciidamada booliska Ayaa Dadaal Farabadan ku Bixinaya Sidoo loosoo qaban lahaaa Maxaabiista Cawa ka Fakatay Saldhiga Degmada Guriceel.

 

Ad