Warbaahinta Madaxa Bananaan Ayaa Heshay Magacyada 15 Masuul oo ka Tirsan Hay’adda NISA islamarkaana Madaxtooyada Soomaaliya ay Doonayso inay xildhibaana noqdaan
Magacyada Liiskaan waxaa ka Soo Muuqday Yaasiin Cabdullahi fareey oo ah Ku simaha NISA Hadana dhawaan noqday Xildhibaan Laakiin Kursigiisa Lagu Murusanyahay.
sidoo kale waxaa 15 ruux ka Soo dhexmuuqdaan Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis, oo iyagana in Mudda ah ahaa Madaxda Sare ee Nabad sugida Soomaaliya.
Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa si aan gambasha Laheen u Doonaysa in ay Soo saarato Xildhibaano ay ku bixisay Qarashaad Farabadan si Biri ay Codka u siiyaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ad