Home Wararka Somaliya Galmudug Maxaabiis ku Xukunayd Dil Toogasha ah oo Ka Baxdady Xabsi ku Yaala...

Maxaabiis ku Xukunayd Dil Toogasha ah oo Ka Baxdady Xabsi ku Yaala Galmudug

0

Dhuusamareb: waxaa xalay xabsi ku dhex yaala Saldhiga Booliiska Caasimada Galmudug ka fakadey maxaabiis tiradooda lagu sheegay afar maxbuus, kuwaa oo la warinayo in sedax kamid ah ay yihiin gacan ku dhiiglayaal ku xukunnaa dil toogasho ah oo ay sugayeen in lagu fuliyo.

Taliska qaybta guud ee Booliiska Galmudug oo xaqiijiyey jiritaanka dhacdadan ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin sidii ay u bixin lahaayeen faah faahin la xiriirta dhacdadan.

Arinkaan ayaana Maantay si Wayn looga Hadal Haayaa Caasinada Galmudug ee Dhuusamareeb.

 

Ad
Previous articleDowladaha Turkiga, Masar iyo Eritrea oo Balan Qaaday inay Soomaaliya Ka Difaaci Doonaan Itoobiya
Next articleSaldhig lagu Qoraayay Ciidamo Cusub oo Alshabaab ku Biiri lahaa Oo la Burburiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here