Home Wararka Maanta Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ?

Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ?

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin amniga dalka, dardargelinta iyo hufnaanta doorashooyinka.

Sidoo kale Shirka Ayaa Looga Hadlay diyaargarowga shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee 27-ka December ka dhici doona Muqdisho, wadashaqeynta hay’adaha dowladda iyo Gurmadka abaaraha.

Isha Ayaa si gaar ah Loogu hayay shirkaan Maanta ee Golaha Wasiirada Soomaaliya, waxaana la filanayay in Go’aano waa weyn ay Maanta soobixi kareen

 

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Maanta kulan la qaatay Wafdi ka socday Urur Gobaleedka IGAD {Sawiro}
Next articleDeg Deg Alshabaab oo Caawa lawareegay Meel u dhow Guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here