Home Wararka Maanta Maxaa ka Jira in Madaxweyne Qoor Qoor uu Shirqooley Saadaq Joon

Maxaa ka Jira in Madaxweyne Qoor Qoor uu Shirqooley Saadaq Joon

0

Mudo 24 Saac ee lasoo dhaafay ayaa warbaahinta iyo Baraha bulshada lagu baahinayay in Madaxweyne Qoor Qoor uu Shirqooley Saadaq Joon.

Shirqoolka ayaana lagu sheegay in Saadaq Joon lagu Celiyay Hoygiisa oo u dhow Garoonka diyaaradaha si Halkaasi loogu weeraro isla markana loo qabto.

Qorshahaasi oo markii danbe fashil ku soo dhamaaday kadib markii Taliya uu Halkaasi iskaga soo tagay isagoo wato Ciidan Badan.

Xogta Mudug24 heleyso ayaa tilmaamaya in Madaxweynaha uu arintaasi la socon isla markana ku jiray waan waanta labada dhinac lakin Dowlada ay damacday ka hor wada-hadalka in lasoo qabto Saadaq.

Go’anka Fashilmay ee Dowlada ayaa dhabar jab ku noqoneyso aaminaada Madaxda Dalka ee Dowlada isku aaminaan.

Mudug24 Muqdisho

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleSawiro: Taliye Saadaq Joon oo Dhufeesyo Ciidan ka sameestay Xaafadaha Shirkoole
Next articleKulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Beesha Caalamka oo soo idlaaday