Home Wararka Somaliya Galmudug Masuuliyiin Sar sare oo Gaaray Camaara oo Alshabaab Shalay laga Saaray(Sawiro)

Masuuliyiin Sar sare oo Gaaray Camaara oo Alshabaab Shalay laga Saaray(Sawiro)

0

Masuuliyiin ka tirsan JFS iyo Galmudug ayaa maanta gaaray Magaalada Camaara ee koonfurta Gobolka mudug halkaas oo lagala Wareegay khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab.

Masuuliyiinta ayaa waxaa Camaara kusoo dhaweeyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka.

Taliye ku xigeenka Ciidanka lugta Cabdulaahi Aden xuseen Ciro ayaa masuuliyiinta uga warbixiyay Guulihii Ciidamada Xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanku kasoo hooyeen Howgalka Bacadweyne, Qeycad iyo Camaara.

Ad
Previous articleMidowga Yurub oo hakiyay dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda cunnada adduunka ee WFP ee Soomaaliya.
Next articleGeneral indhacade oo markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadlay dagaalka ay haatan dowladdu kula jirto kooxda Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here