Dowladda Maraykanka Ayaa boggaadiyay daddalka RW Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu wado.
Qoraal ka soobaxay Mareykanka ayaa Lagu yiri sidaan
“Waxaan la hadlay shalay RW Rooble iyadoo aan hoosta uga xarriiqnay sida aan u taageersannahay dadaallada uu wado ee la xiriira sidii loo qqban lahaa Shirka Madasha Wadatashiga Qaran kaas oo looga tashanayo sidii loo sixi lahaa tabashooyinka jira”
“Waxaan u caddeynay sida ay lagama maarmaan u tahay in dhinacyadu joojiyaan in ay cirka usii shareeraan xiisadaha jira”
Hadalkaan ka Soo yeeray Mareykanka ayaa imaanaya xili uu jiro Khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble
Ad