Home Wararka Somaliya Galmudug Maleeshiyaad Hubaysan oo Dhac Xoogan ugaystay Dad Ku Safraayay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb...

Maleeshiyaad Hubaysan oo Dhac Xoogan ugaystay Dad Ku Safraayay Wadada Xariirisa Dhuusamareeb iyo Ceeldheere

0

Maleeshiyo hubeysan oo kamid Dhanka Bohol uuna watay Sargaal lagu Magacaabo Golongolo ayaa xalay isbaaro dhigtay Wadada u dhexeysa Ceeldheere iyo Dhuusamareeb.

Kooxdaan ayaa dhac iyo boob baahsan ka geystay wadadaas waxaana Dhamaan alaabtii ee wateen laga qaatay dhallinyaro u badnaa Macalimiin Jaamacadeed oo u socday Guriceel.

Saraakiisha Ahlusuna ee Bohol ku sugan ayaana sheegay in ee baarayaan askarta xalay boobka ka geysatay wadada xiriirisa Guriceel iyo Dhuuusamareeb.

Boobkaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Maamulka Galmudug oo Ku Mashquulsanyahay Doorashada Ka Socota Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleHooyo Xaamilo ah oo lagu Dilay Deegaan Kaxandhaale ee Maamulka Galmudug
Next articleRaysulwasaare Rooble oo La Kulmay Safiirka USA Soomaaliya U Fadhiya arima Xasaasi ahna Kala Hadla(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here