Maleeshiyo hubeysan oo kamid Dhanka Bohol uuna watay Sargaal lagu Magacaabo Golongolo ayaa xalay isbaaro dhigtay Wadada u dhexeysa Ceeldheere iyo Dhuusamareeb.
Kooxdaan ayaa dhac iyo boob baahsan ka geystay wadadaas waxaana Dhamaan alaabtii ee wateen laga qaatay dhallinyaro u badnaa Macalimiin Jaamacadeed oo u socday Guriceel.
Saraakiisha Ahlusuna ee Bohol ku sugan ayaana sheegay in ee baarayaan askarta xalay boobka ka geysatay wadada xiriirisa Guriceel iyo Dhuuusamareeb.
Boobkaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Maamulka Galmudug oo Ku Mashquulsanyahay Doorashada Ka Socota Dhuusamareeb.
Ad