Home Wararka Maanta Madixii Alshabaab Deegaanada Nuurdugle iyo Guulane oo Soo Galay Gacanta Ciidamada Dowlada(Sawiro)

Madixii Alshabaab Deegaanada Nuurdugle iyo Guulane oo Soo Galay Gacanta Ciidamada Dowlada(Sawiro)

0

Abdirahmaan hiiti ibraahim (Abuu Abdirahmaan) Horjoogihii Alshabaab Deegaanada Nuurdugle iyo Guulane Ee Gobalka Shabeelaha Dhaxe Ayaa isku Soo Dhiibey Taliska Ciidanka Gor Gor XDS iyo Ciidamada Difaaca Deegaanka Ee Magaalada Xarardheere Ee Gobalka Mudug .

Horjoogahaan Ayaa Alshabaab Katirsanaa Mudo 7 Sanno Ah Waxaa uu hada Kasoo Tagey Magaalada Galhareeri Ee Gobalka Galgaduud .

Horjooge Abdirahmaan hiiti ayaa Ka Sheekeeyey xaalada adag Oo Kajirta Gudaha Cadowga taasoo ah Gumaad iyo Gumaysi Ay isku hayaan iyaga Dhexdooda .

Ad
Previous articleMaxaan ka ognahay heshiiska Israa’iil iyo Xamaas ee ku saabsan la haystayaasha?
Next articleFaahfaahin kasoo Baxaysa Qarax Xalay Xili Danbe Ka dhacay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here