Home Wararka Maanta Madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir laga saaray goobtii lagu hayay...

Madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir laga saaray goobtii lagu hayay ogoow Sababta

0

Qareenka Madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa sheegay in Al- Bashiir laga soo wareejiyay isbitaal uu ku jiray tan iyo markii uu dagaalku ka qarxay dalkaas bishii April ee sannadkii hore, loona wareejiyay meel ammaan ah oo ah goob milateri.

Maxamed al-Xasan al-Amin ayaa u sheegay mareegta Sudan Tribune in hogaamiyihii hore iyo afar qof oo kale laga saaray xarun caafimaad oo ay ku jireen kadib markii adeegyadii caafimaadka ee halkaasi ku sugnaa ay “gebi ahaanba burbureen”.

Mr Bashir, ayaa lagu helay dambiyo musuqmaasuq, waxaana lagu soo oogay dacwad ah in uu hoggaaminayay afgambi militari sanadkii 1989-kii, waxaana lagu daweynayay isbitaal milateri oo ku yaalla magaalada Omdurman oo ay go’doomiyeen ciidamada RSF.

Saaxiibada Suudaan ee gobolka iyo kuwa caalamiga ah ayaa ku guul darreystay in ay heshiisiiyaan ciidanka milatariga ah iyo RSF intii uu socday dagaalka kaas oo sababay dhimashada ku dhawaad 14,000 oo qof iyo barakaca 10 milyan oo kale.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGudoomiyihii Ciyaaraha Degmada Waaberi oo Muqdisho loogu Dilay Sabab Kaa Yaabinaysa
Next articleFaahfaahin Sarkaal sare ‘oo ka badbaaday’ qarax xeradiisa loo geliyay