Home Wararka Maanta Madaxweyne Xassan iyo wakiilka gaarka ah midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo...

Madaxweyne Xassan iyo wakiilka gaarka ah midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo kulmay Kadib Dagaalkii buulamareer

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wakiilka gaarka ah midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mohamed El-Amine Souef oo ku kulmay madaxtooyada Soomaaliya ayaa kawa wadahadlay habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024 iyo ku wareejinta amniga ciidanka Soomaaliya.

Wakiilka ayaa waxaa wehlinayay taliyaha guud ee ciidamada ATMIS Sam Okiding oo kulan qeyb ka ahaa.

Sida ay qortay warbahinta qaranka Soomaliya, Ambasadoor Mohamed El-Amine ayaa soo dhaweeyaya dagaalka ay Soomaaliya kula jirto Al-shabaab iyo dardargelinta howlgallada wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab.

Ad
Previous articleJanan “Axmed Madoobe waxa uu ahaa shaqsigii u horreeyay ee Umadda Soomaaliyeed qarax ay ku dhintaan oo hantidooda ku burburtay”
Next articleDanjire reer Yurub oo diblomaasiyiinta Afrikan ah Ku tilmaamay Daanyeero kadib Maxaa Dhacay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here