Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan Shiikh oo uguuraaya Galmudug iyo sababta oo la ogaaday

Madaxweyne Xasan Shiikh oo uguuraaya Galmudug iyo sababta oo la ogaaday

0

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markii ugu Horaysay Hogaaminaaya Dagaalka Wajiga Labaad oo Dhawaan Bilaaban Doona Dagaalka wajiga labaad ayaa Dhawaan Laga Bilaabi Doonaa Galmudug oo Alshabaab Wali Qaybo Ka mid ah Joogaaan.

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafdi Hoogaaminaaya ayaa Dhawaan lafilaayaa inay u  Guraan Magaalada Dhuusamareeb  oo uu ka ahagi doono Dagaalka Wajiga Labaad oo La Doonaayo markaan in lagu Xoreeyo Degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri oo ah labada Degmo oo kaliya oo Alshabaab ka joogaan.

arintaaan ayaa Sabab looga dhigay Cabasho Ka timid Beelaha Duduble iyo Mursade oo sheegtay in lagu hagraday in Alshabaab laga saaro deeganadooda oo Mudo 15 sana ay maamulayaan Alshabaab.

Ciidamada ka Tirsan Hay,ada Nabadsugida NISA ayaa Dhawaan loo Daabuli doonaa Magaalada Dhuusamareeb Kuwaas oo la weragaaya Amaanka Caasimada Galmudug inta uu Madaxweyne Xasan Shiikh Ku suganyahay.

Sidoo kale waxaa Tagi Doona Ciidamada VIP ee Ilaalada Madaxweynaha Qaabilsan kadibna madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafdigiisa ayaa Gaari Doona Halkaas.

Ad
Previous articleAl-Burhaan oo diiday in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro Suudaan iyada oo aan oggolaansho laga heysan xukuumadda
Next articleCiidamadii Deni kula Dagaalamay Garowe oo War Soo Saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here