Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan shiikh oo u ambabaxay Dalka lagu Tababaray Ciidan Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan shiikh oo u ambabaxay Dalka lagu Tababaray Ciidan Soomaaliyeed

0

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in Safarka Madaxweynaha uu ku qotomo adkaynta xiriirka labada dal, Kor u qaadidda iskaashiga difaaca iyo amniga si loo ilaaliyo nabadda, xasilloonida iyo amniga Gobolka.

Ad