Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa goordhow ka hadlaya dagaalka Al-Shabaab iyo xoreynta deegaanadii u dambeeyay oo ay ka mid tahay degmada Aadan Yabaal oo ahaa saldhiggii ugu weynaa Al-Shabaab.
La wareegidda degmada Istiraatiijiga ah ee Aadan Yabaal ayaa loo arki karaa inay tahay bilowga dhammaadka Al-Shabaab ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Alshabaab ayaa Dhawaan isaga Baxay Degmada aadan Yabaal oo u ahayd Degmo istaraatiji u ah Taas oo ay maamulaayeen in kabdan 10 sano.
Ciidamada Dowlada ayaana Dhalay Si buuxda ulawareegay Degmadaaan oo ahayd Degmadii ugu Danbaysay ee Shabeelada Dhexe Taas oo alshabaab laga Saaray.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad