Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markii lixaad Maantay gaaray Casmara(Sawiro)

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markii lixaad Maantay gaaray Casmara(Sawiro)

0

Xasan Shiikh ayaa gaadhey magaalada Asmara ee dalka Eriteriya, halkaasi oo u tegey casumaad uu ka heley dhiggiisa Asias Afwrki oo ay ka wada-hadlaan isbedellada Geeska Afrika, sida ay sheegtey Dowladda Eritrea.

Xasab Shiikh ayaana Ka Hor inta Uusan Bixi Dalka Eriteriya Garoonka Muqdisho ka sagootiyay Dhaawacyadii Ku Dhaawacmay Weerarkii iyo Qaraxyadii Hotel SYL kuwaas oo loo Qaaday Dalka Turkiga.

Ad
Previous articleSarkaalkii Ka Danbeeyey Dilka Taliyihii Danab oo Maxkamad Kasoo Taagay Iyo Wixii uu Alshabaab kula Heshiiyay
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Nabadoon lagu helay la shaqeynta Al-Shabaab oo maxkamad lasoo taagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here