Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Dib usoo Magacaabay Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Markale Dib usoo Magacaabay Gudoomiye Liibaan Cali Yaroow

0

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow, oo uu hore xilkan uga qaaday Farmaajo.

Xilka waxaa laga qaaday S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), waxaana dib u midoobay Shuute iyo Liibaan Cali Yaroow.

Ad
Previous articleItoobiya Oo Dadaal Ku Bixineysa In Cunaqabateynta Hubka Kaga Qaado Soomalaiya
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh”maanta waxaan nooga baahan xoreyn deegaannada argagixisada ay shacabka ku dhibaateeyaan”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here