Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow, oo uu hore xilkan uga qaaday Farmaajo.
Xilka waxaa laga qaaday S/Guuto Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), waxaana dib u midoobay Shuute iyo Liibaan Cali Yaroow.
Ad