Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maantay shaaciyay arin kasoo Horjeeda Heshiikii Golaha...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Maantay shaaciyay arin kasoo Horjeeda Heshiikii Golaha Wadatashi Qaran ee Dhawaan lagu Heshiiyay

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh oo kahadlayay shirka ka furmay Caasumada Dalka, ee ay leeyihiin qaar kamid ah madaxdii hore iyo Madaxweynaha ayaa mar uu kahadlayay arrimaha mudo xileedka Hay’addaha DFS, wuxuu sheegay in uu doonayo in 5 sano laga dhigo mudo xileedka xil-heynta Madaxweynaha iyo baarlamaanka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in 5-ta sano aysan ka bilaabaneyn mudo xileedkiisan, balse ay kan dambe ee dawladda ka bilaaban doonto, wuxuu sheegay in uu isagu kuyimi xukunka la dagaalanka Mudo kororsi, uusana hadda ka shaqeynin wax mudo kororsi, taas oo kasoo horjeeda heshiiskii madasha ee Muqdisho lagu saxiixay.

Ad
Previous articleWaa kuma ninka Messi u eg ee magaca cayaartoyga ku khiyaamay haween badan?
Next articleErdogan oo si caro leh u jawaabay iyo reer galbeedka oo diiday qaraarkii kitaabka Qur’aanka ee la gubay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here