Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Xasan Shiikh oo lakulmay Xildhibaanada Beesha Mursade

Madaxweyne Xasan Shiikh oo lakulmay Xildhibaanada Beesha Mursade

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay Xildhibaannada Beesha Murusade ee habeen ka hor ka baaqsaday kulankii Xildhibaannada laga soo doorto Galmudug.

Kulankan ayaa la sheegay inuu is afgarad ku soo dhamaaday, waxaana kulanka qeyb ka ahaa Xildhibaan hore Xasan Macalin oo lagu wado inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada la magacaabi doono.

Ad
Previous articleAl-Shabaab oo Weerar culus ku Qaaday Gudaha Kenya
Next articleUgu yaraan 20 qof oo ku dhimatay daadad ku dhufatay dalka Uganda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here