Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la kulmay Xildhibaannada Beesha Murusade ee habeen ka hor ka baaqsaday kulankii Xildhibaannada laga soo doorto Galmudug.
Kulankan ayaa la sheegay inuu is afgarad ku soo dhamaaday, waxaana kulanka qeyb ka ahaa Xildhibaan hore Xasan Macalin oo lagu wado inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada la magacaabi doono.
Ad